Midibada afka Ingiriiska iyo carabiga iyo af soomaaliga
Midibada afka Ingiriiska iyo carabiga iyo af soomaaliga
Halkan waxaad ka baranaysaa magacyada loo yaqaano midabyada afka ingiriiska iyo af carabiga, jadwalka soo socda ayaad ka arkaysaa iyagoo loo tajumay af soomaali.
Enlish | Arabic | Somali |
Black | أسود | madow |
Blue | أزرق | buluug |
Brown | بني | maarrin / calas |
Green | أخضر | cagaar |
golden | ذهبي | cawlan / dahabi |
Gray | رمادي | dambasle |
Orange | برتقالي | jaale guud ku jiro |
Pink | زهري | casaan |
Red | أحمر | guduud |
Yellow | أصفر | jaalle |
Silver | فضي | qalinle |
White | أبيض | caddaan |
Crimson | قرمزي | darmad / marriin guduud xiga |
Khaki | كاكي | kaaki/ caddaan jaalle xiga |
Purple | بنفسجي | Guduud buluug xiga |
Maroon | القرمزي البني / كستنائي | dhiin / maarriin daran |
Aquamarine | الزبرجدي (أزرق ضارب للخضرة) | buluug cagaar xiga |
Navy-blue | أزرق بحري/داكن | buluug daran |
Azure | أزرق سماوي | buluug cireed/ buluug khafiif |
Ivory | عاجي | cardiif/ cawiif/ cadaan boor xiga |
Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa