Midabka wheatish sideen ku yeelan karaa
Su’aasha:
Asc walaal waxaan rabaa inaa ii sheegtid waxaan jeclahay midabka wheatish ka inaa yeesho waxaana ahay qof cad majiraa wax iga dhigi karo midabkaas ama wax la isticmaalo page yo badan aan fiiriyey waxay ii sheegayn in ay jiraan agabyo la isku madoobeeyo majirtaa ma run ba haday jirtana ii sheeg aan isticmaalee
Tan kale na qorax baa sidaa u fadhiyey 2 bilood waan is badali waayey kadib baan ogaaday in ay dhib ii keenayso waana iska daayey marka ila tali wll hadaa aqoon u leedahay
