Meeqa daqiiqa ninku ku biya baxa

Meeqa daqiiqa ninku ku biya baxa

Su’aasha:

Waqtiga hawsha sariirta loogu talagalay oo ay dumarka ku qancaan wa meeqa daqiiqa shan daqiiqa mayartahay mise wa caadi ninka ugu dheer meequ biyaha hayn karaa majira nin labatan daqiiqa haysan kara biyaha.

Meeqa daqiiqa ninku ku biya baxa
Meeqa daqiiqa ninku ku biya baxa

Jawaabta:

Taas dadka way ku kala duwan yihiin, daraaso la sameeyay 2005-tii ayaa lagu ogaaday waqtiga galmada oo ah isgalinta labada xubin inay u dhexeeysay 33 sikin ilaa 44 daqiiqo.
Daraaso kale waxay sheegtay oo la sameeyay 2008 muddada ka yar 3 daqiiqo inay tahay muddo naagta aan ku qanci karin, naagta marka ay ugu yar tahay waxaa ku fulin muddo u dhexeysa 3 ilaa 7 daqiiqo.

Galmada soconaysa 10 ilaa 30 daqiiqo waxaa lagu tiriyaa inay dheer tahay.
Teeda kale dumarka ayaa sheekada ku kala duwan, dumarka noocyo badan ayay u qaybsamaan, qaar waxaa jira biyahooda soo daaho, qaarna biyahooda fudud qaarna inta galmada ku socoto biyahooda aan joogsanin xataa haddii ninka uu sii wado ilaa 30 daqiiqo waxaa laga yaabaa inay biyahabaxdo 7 jeer oo kale iyo ka badanba.
Teeda kale istiinka ayaa ugu muhimsan oo ninka koontarooli karo raaxada naagta ay helayso, qofka ayay ku xiran tahay fahanka naagta raaxada ay u baahan tahay.
Haddii ninka uu yahay qof awoodo shan daqiio naagtana ay u baahan tahay toban daqiiqo, wuxuu kusoo dhowynayaa biyahaeeda istiin iyo sheeko, markuu dareemo inay soo dhowaatay ayuu samaynayaa.

Ninka imisa daqiiqa uu ku biyabaxaa
Ninka imisa daqiiqa uu ku biyabaxaa

Xubinka ninka markay xididadu muuqdaan ma jirro baa mise waa faa’ido weyn

This varies between people, and a study conducted in 2005 found that the time of sexual intercourse between the two members was between 33 and 44 minutes.
Another study stated that in 2008 the duration of less than 3 minutes is a period of unsatisfactory women, the woman at least is executed for a period of between 3 and 7 minutes.

Sex lasting 10 to 30 minutes is considered to be long.
On the other hand, women are different in the story, women are divided into many types, some have their water late, some have their light water and some have their light water while sex is going on their water does not stop even if the man continues for up to 30 minutes it may drain 7 more times or more.
The other is the most important thing for the man to control the pleasure the woman receives, the person depends on the understanding of the woman’s comfort she needs.
If the man is able to do five minutes and the woman needs ten minutes, he brings her water closer and talk, and when he feels that she is approaching, he will do it.

 

Biyaha waxaa xoojiso basasha halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More