Meel ka tirsan China oo lagu xanaaneeyo hal bilyan barambaro

Dowladda China oo dhaqaalaynayso Bilyan barambaro

Warkan waxaa laga yaabaa inuu kaa yaabiyo, hala yaabin adduunka dadka ku nool aad bay u kala duwan yihiin.
meesha waa meel lagu barbaariyo barambarada, waxay ku taallaa dalka china, waxaa loogu talaggalay in laga gado maqaayadaha qaar iyo shirkadaha daawooyinka,
barambaradan waxaa loo keenaa cuntooyinka kasoo hara makhaayadaha si loo barbaariyo, meesha loo sameeyay waxay u dhigantaa labo garoon cayaar dhulokooda.
waxay cunaan 50 tan cunto gaaraysa.
meeshaas lagu xanaaneeyo barambarada waxaa meel ka fog magaalada, meel ku habboon inay barambarada ku badato.
haddii ay dhacaan dhibaatooyin kowni ah waxaa laga yaabaa inay soo fakadaan oo caalamka ay u keenaan cudurro badan.

 

Daawo sawirada :

 

 

 

Daawo Video:

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More