Mataanaha Alle ayaa bixiyo waxaana sabab u ah naagta, sida ay sheegaan dadka aqoonta u leh ninka biyihiisa markay ku dhacaan ilmagaleenka naagta waxay la kulmayaan biyaha naagta oo ka kooban ogxamo, haddii labo ugxan ay la falgalaan labo mintaano ayay dhalaysaa haddii ugxanta ay kala jabto waxay dhalaysaa mataano aad isugu eg.
Laakin qofka galmo ahaan ma awoodo inay naagtiisa mataano dhasho taas waxay ku xiran tahay awoodda Alle.
Gadaal dambe waxaa la ogaaday dumarka biyaha lagu shubo in mitaano ahaan loogu shubi karo, taas lafteeda inuu noolaanayo ilmaha lama oga waa qadarka Alle.