Maxaa lagu gartaa naagta jacayl been ah kula dhaqmayso

Maxaa lagu gartaa naagta jacayl been ah kula dhaqmayso

Su’aasha:

A S C Maxa lagu garta naagta ninkeeda daacad u ahayn e jacayl been ah kula dhaqmayso kaliya doonaysa inay ka danaysato naagtan astaamo lagu garanayo miyay jirtaa

Maxaa lagu gartaa naagta jacayl been ah kula dhaqmayso
Maxaa lagu gartaa naagta jacayl been ah kula dhaqmayso

Jawaabta:

Astaamo ayaa jira lagu garto naagta ninkeeda aan jealayn waxaa ka mid ah:

inaysan qiimaynin hadalkiisa.

inaysan ka helin la joogintaankiisa.

Inaysan dareemin raaxo markay la raaxaysanayso.

Inaysan ku farxin sheekadiisa.

Inay dhaleecayso mar walba.

 

Astaamaha qofka xaasidka lagu garto halkan ka daawo

 

There are signs that a woman who doesn’t love her husband includes:

not appreciating his words.

not enjoying his company.

not feeling comfortable when having fun with him.

not being happy with his stories.

constantly criticizing him.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More