Maxaa keeno ninka inuu dabada ka weynaado

Maxaa keeno ninka inuu dabada ka weynaado

Su’aasha:

Maxa keeno ninka inu qeybta dambe barida iyo siinaha u uweynado sida dumarka  oo kale mase ladaweyn karaa intabadan bari weyn ayan leyahay dadkana wey igu cayaan.

Maxaa keeno ninka inuu dabada ka weynaado
Maxaa keeno ninka inuu dabada ka weynaado

Jawaabta:

Barida waxa weyneeya waa baruur, buruurtaasna waxay ka dhalataa cuntada, laakin markay baruurta ku ururto dabada waxaa keena sababo badan waxaa ka mid ah:
1- dhaxal inuu jiro, qofkaas inuu ka dhaxlay baruurta barida familkiisa
2- hormoonada jirka, mararka qaar hormoonka estrogen wuxuu keenayaa baruurta barida hormoonkaas waa hormoon naageed ragana wuu ku jiraa laakin hadduu ku bato ninka sida naagta camal ayuu ka dhigayaa jiljileec dabaacad naageed iyo bari weyn iyo naaso buurbuuran ayuu yeelayaa.
3- fadhiga badan wuxuu weyneeyaa baryaha, nin iyo naagba, siiba dadka maanta oo dhan gambarka ku fadhiyo.
4- cunitaanka sokorta badan iyadana waxay sabab u noqotaa baruurta dabada inay siyaadiso.

Marka sababahaas ayaa keena qofka ninka ah in baridiisa ay weynaato, marka isku day inaad is caateyso, wax laysku caayana ma aha  ee soomaalida iyagaa iska ah dad reer baadiye ah waxyaabo badan ayay caay ka samaystaan. Marka aad iska yareyn kartaa haddaad go’aan qaadato, oo aad oroddo.

 

Marka lasoo koobo waxyaabaha qofka badhida ka weyneeya waa kuwan:

 

1- الوراثة
2- هرمونات الجسم
3- كثرة الجلوس
4- أكل السكريات

1- In layska dhaxlo.

2- Hormuunada jirka

3- Fadhiga badan.

4- Cunitaanka sonkorta

 

Waa Maxay Cayilka Foosha Xun What Is Bad Obesity

Cuntada Cayilka Jirka U Keenta

Raashiinka Cayilka U Keena Jirkaaga

It causes many causes including:
1- a legacy that exists, that person has inherited the fat from the prayer of his family
2- Hormones in the body, sometimes the hormone estrogen brings fat. This hormone is a woman’s hormone and it is present in men, but if it is abundant in a man like a woman, it makes it a woman’s softness and a big breast and a thick breast.
3- Sitting too much magnified the prayers, both man and woman, remove the people who sit on the couch all day.
4- Eating too much sugar causes it to increase fat in the tail.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More