Maxa keena indhaha barara marka hurdada laga soo toosoo

Maxa keena indhaha barara marka hurdada laga soo toosoo

Su’aasha:

Maxaa keena bararka indhaha xilliga hurdada laga so kaco gar ahaan subaxdii .
Dadka ma u kala duwan yihiin xilliyada indhaha barara
Sida qofka haddii u hurdo Dheer uu hurdo maxay ugu sobararaya Marka uu so tooso
Sido kale haddii u qofka dhafra habeenkii markuu so tooso subaxdii maxaa ugu so bararaya indhaha maxa keeno

Runtii waxaan arkay dad badan ay iweydiinaya hadaan dhafro habeenkii waxaan so toosaa anigoo indhaha bararsan, dadkaasi indhaha barara maxay kaga duwan yihiin dadka kale an indhaha bararin.

Maxa keena indhaha barara marka hurdada laga soo toosoo
Maxa keena indhaha barara marka hurdada laga soo toosoo

Jawaabta:

Bararka aad sheegtay sababo badan ayaa keena waxaana ugu muhiimsan sababahan soo socda:
1- Hurdada xun, taasoo laga wado hurdada aan sugnayn, qofka asoo qalqal ku jiro inuu seexdo markaas wuxuu hurdaa hurdo qasan, dhakhaatiirta waxay sheegaan markaas jirka inuu soo daayo hormoon lagu magacaabo ” Cortisol” kaas oo keena biyo inay ka buuxsamaan indhaha hareerahooda.
2- jirrooyinka la xiriira qanjirka lagu magacaabo “thyroid gland” taas iyadana waxay keentaa qofka inuu indhaha ka bararo.
Laakin qofka bararka indhaha wuxuu iskaga ilaalin karaa inuu hurdo degan helo sidoo kale inuu waqtiga hurdada koontaroolo iyo inuu iska ilaaliyo soojeedka badan, meel degan inuu ku hurdo oo aan buuq lahayn, inuu iska yareeyo fikirka iyo qalqalka, biyo ku filan inuu cabbo sidoo kale habeenkii cashada markuu cunayo inuu toonta cuno maxaayeelay toonta waxay keentaa hurdo fiican.

 

Balbalka indhaha maxaa keeno maxaana daawo u ah

The swelling you mentioned causes many causes and the most important of which are the following causes:
1- Bad sleep, which is driven by sleep that is not good, the person who is in a difficult situation to sleep then sleeps a mixed sleep, doctors say then the body releases a hormone called cortisol which causes water to fill the eyes around them.
2- Diseases related to the gland called “thyroid gland” which causes the person to swell the eyes.
However, the person can avoid eye inflammation from getting a calm sleep as well as controlling the time of sleep and avoiding too much sleep, sleeping in a quiet place without noise, reducing thought and stress, drinking enough water also at night when eating dinner to eat toothpaper because toothpaperation causes good sleep.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More