Mar kastoon hurdo galo nin ayaan arkaa oo guriga ka baxaya Albaqara markaan akhriyay kadib

Su’aasha:

Asc bahda daruuro walayaal ilahay ha idin barakeeyo aakhiriyo aduunba
Shalay barqadii anoo caajis dareemaya waxaan shitay suuratu baqra waan gam’ay waana soo booday waxan arkay nin sida in wax iga xigaan aana caadi uwada arki akarin si madatuula oo guri ka kasii baxay bisinkasn qabsaday hadana waan seexday waana soo booday waxaan arkay ninkaloo siibaxay sidiiyo kale biskan qabsaday waana seexaday mar sadexaad sidiiyo kaluu hadana nin guri ga uga baxay markaa maanta ayaan hadan barqin kii shitay suuratu baqra labada qolba waan ku shiday waana seexada ninkii laftirkiisii oo daaqada guriga xaga dibada marayaan arkay sidii oo kale markaan gam ahay ayaan soobooday isagoo daaqada maraya oo siisocda muxuu noqonkaraa

Mar kastoon hurdo galo nin ayaan arkaa oo guriga ka baxaya Albaqara markaan akhriyay kadib
Mar kastoon hurdo galo nin ayaan arkaa oo guriga ka baxaya Albaqara markaan akhriyay kadib

Jawaabta:

Waxay u badan tahay inay tahay riyo qarow ah oo shaydaanka sabab u ah, mar kaste quraanka akhriso inshaa Allaah shayddaanka wax uu kaa qaadi karo lama arko haddaad quraanka ku dhegan tahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More