Mahadcelin webka Daruur ku socota

Su’aasha:

Asc sheakhaygii adigaa runtii ah sheakh ilaahay barakeeyay aqoontiisa dadka ugu adeegaya dadka LA jecel wanaaga
Waxaan kaaga mahad celinayaa sida aqoonta badan
Sharafta badan
Waxaan ka helay runtii dhaqan wanagaga ay diintu kavmuuqato dulqaadka dagaananta ilaahay ku siiyay anagoo xataa Kala reebreebna waadnoo dulqaatadaa na raaligalisaa taasina waa dheeraad ilaahay ku siiyay
Ilaahay kor hakuu qaado
Sheakh waxaan arkay wax badan oo wanaaga ood ii fasirtay waa ilaahay mahadii
Taasi gadaal ayaan ka soo sheegi waxaan rabaa ilaahay haduu yidhaahdo
Si fiican oo dhaw inaan isku barano waa ii sharaf barashada culimadu waan soo dhawaynayaa ilaahay ha ku xafido.

Mahadcelin webka Daruur ku socota
Mahadcelin webka Daruur ku socota

Jawaabta:

Walaal Maxamed waan ku salaamay Ilaahay ha naga dhigo dad ku sifeysan wanaagga aad nagu tilmaamayso, inshaa Allaah waan isbaran doonnaa, sharaf bayna ii tahay isbarashada, midda kale webka Daruur wuxuu ku dadaalayaa inuu  si wacan ugu adeego bulshada soomaaliyeed su’aalaha oo dad badan ay u baahan yihiin inuu si cilmiyaysan uga jawaabo, waxaan kaa codsanayaa inaad sii gaarsiiso dadka aad is leedahay way ka faa’idaysan karaan adoo mahadsan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More