Macnaha maahmaahda Luqun dheeraatay

Maahmaahdan oo ah sidan:

“Luqun dheeraatay madax ma dhaafto”

“مهما طالت العنق فلن تتجاوز الرأس”

Macnaha maahmaahda Luqun dheeraatay
Macnaha maahmaahda Luqun dheeraatay

Macnaha oo ah qofka kaa weyn oo nolosha kaaga soo horreeyay si kaste aad meel sare u gaarto ma dhaafi kartid. dad waxaa jira marka ay wax yar iska dareemaan illaawa dadkii iyaga wax soo baray ama waalidiintooda.

 

Fasirka maahmaahda nimaad dooratay iyo kuwo kale

Fasirka maahmaahda nimaad dooratay iyo kuwo kale

Maahmaah carabi ah

1- خير الكلام ما قل ودول .
1-hadal waxaa ugu fiican midka yar oo wax tusiya
2- الحياء من الإيمان .

2-Xishoodka iimaanka ayuu ka mid yahay
3- الدهر يومان يوم لك ويوم عليك .

3-Waqtiga waa labo maalin maalin adaa iska leh maalinna waa waa korkaaga
4- في الإتحاد قوة .

4-midnimada aood baa ku sugan
5- ما خاب من استشار .

5-ma khasaaro qofkii qof la tashada
6- العجلة من الشيطان .

6-degdegga shaydaanka ayuu ka yimid
7- رحم الله إمرء عرف قدر نفسه .

7-Ilaahay ha u naxariisto qofkii is kasay
8- لا يقذف بالحجارة إلا الشجرة المثمرة .

8-Dhagxaan lagauam tuuro geedka miraha leh mooyee
9- من تدخل فيما لا يعنيه لقى ما لا يرضيه .

9-Qofkii lugaha la galo wax aan khuseysnin wuxuu la kulmaa wax uusan raalli ka ahayn
10- من راقب الناس مات هما .

10-Qofkii dadka kormeera wuxuu la dhintaa murugo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More