Macmacaanka Busbuusada oo ah mid dhaqsi loogu cayilo

How to make sweets

Macmacaanka Busbuusada oo ah mid dhaqsi loogu cayilo

Sida loo diyaariyo macmacaanka Basbousa lagu magacaabo waa cunto dhaqsi loogu cayilo.

 

Macmacaanka Busbuusada oo ah mid dhaqsi loogu cayilo
Macmacaanka Busbuusada oo ah mid dhaqsi loogu cayilo

Macmacaanka Busbuusada oo ah mid dhaqsi loogu cayilo

1- labo koob burka laga sameeyay Semolina (sareenka ayaa laga keenay).

2- labo koob caano 3- koob sokor 4- rubac koob saliidda gallayda.

5- seddex qaaddo waaweyn qumbe shiidan.

6- hal qaaddo yar Baking Powder.

7- rubuc qaaddo yar cusbo.

8- waxaa lagu dari karaa loos ama fustuq kaddib waxaan keenaynaa saxan weyn waxaan isku darnaynaa alaabtan ilaa ay ka noqoto cajiin is haysta saxanka saliid ayaan marinaynaa markaas ayaan ku fidinaynaa cajiinka waan simaynaa shan iyo toban daqiiqo ayaan sugaynaa kaddib foornada ayaan galinaynaa marka ay bislaato waxaan ku shubaynaa biyo sokor qasan oo kulul oo aan diyaarsanay dhacaankaas ayaa galaya markaas ayay dhuuqaysaa waa macmacaan nafaqo badan u leh dadka caatada ah subag ayaad ku darsan kartaa haddaad rabto booska saliidda koob iyo bar biyo labo koob sokor ayaan ku shubaynaa digsiga

Busbuusada waxay ka mid tahay cuntada oo jirka siisa tayo fiican, laakin haddii layska badiyo cuduro ayay kuu keeni kartaa.

Xalwada marka layska badiyo cudurada ay keento

 

How to prepare a basbousa-called dessert is a quick recipe for obesity.

1- two cups of flour made from Semolina (from the sareen).

2- two cups of milk 3- cup sugar 4- a quarter cup of oil.

5- three large spoons of coconut.

6. One small spoon Baking Powder.

7- a quarter teaspoon of salt.

8- It can be added to the loos or fustuq then we bring a large dish we mix this product until it becomes a dough that holds the oil dish and then we spread the dough we will level it for fifteen minutes we wait then we put it in the oven when it is ripe we pour water on it mixed sugar and hot and we have prepared that fall and then it goes into it is a very nutritious dessert for the thin people butter You can add it if you want the oil position a cup and a half water we will pour two cups of sugar into the pan

basbousa is one of the foods that gives the body good quality, but if overdosed it can cause you diseases.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More