Ma keentaa siigada kansarka xubinta taranka

Ma keentaa siigada kansarka xubinta taranka

Su’aasha:

waxan maqlay qofka siigaysta inuu ku dhacayo kansarka xubnaha taranka arintaas ma iga jaahil bixin kartaan.

Ma keentaa siigada kansarka xubinta taranka
Ma keentaa siigada kansarka xubinta taranka

Jawaabta:

Xiriir kama dhexeeyo seegada iyo kansarka laakin siigada waxay dhib u keeni kartaa maqaarka xubinta taranka guud ahaan waxay ka tagsiinaysaa dareenka caadiga ah qofka wuxuu noqonayaa qof siigo mooyee wax kale aan ka helin, teeda kale waxyaalo kale ayay u keenaysaa oo aan dhowr jeer soo sheegnay webka ayaad ka heli kartaa. kansarka sababo kale ayaa keena oo la xiriira cuntada iyo cabbitaanka, sidoo kale kansarka kuma dhaco kaliya xubnaha taranka meelo badan ayuu galaa.

Marka kansarka xubinta taranka, sababo badan ayaa u keeni kara, taas inta badan waxay noqoqanaysaa kansarka xubinta taran xaga maqaarka jirka, waayo kansarka gudaha waa qarsoon yahay laakin kansarka xubinta taranka maqaarka ayaa muujiya.

Siigada qofka dhererkiisa ma gaabisaa

Siigada mental illness and brain miyay keentaa

There is no relationship between the skin and cancer, but the skin of the genitals can cause harm to the skin of the genitals. It generally leaves the normal feeling that the person becomes a person who does not find anything except the skin, and the other one brings other things that we have mentioned several times on the web. Cancer is caused by other causes related to food and drink, and cancer does not only affect the genitals it goes into many places.

When genital cancer can be caused by many causes, which usually becomes the cancer of the genitals in the skin, because the internal cancer is hidden but the cancer of the genitals is revealed.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More