Liinta Macaanta Faaiidooyinkeeda waa maxay

Su’aasha:

Liinta Macaanta Faaiidooyinkeeda iisheeg Sidoo Kale Dhibaatooyinka Ay Siigadu igu Sababtay Miyay Iga Caawinaysaa inaan Kasoo Kabsado Liin Macaantu

Liinta Macaanta Faaiidooyinkeeda waa maxay
Liinta Macaanta Faaiidooyinkeeda waa maxay

Jawaabta:

Liinta bambeelmada waxa badan ayay u roon tahay waxay leedahay vitamin c, guud ahaan jirka ayay u fiican tahay, indhaha aad ayay wax ugu tartaa, sidoo kale caafimaadka maqaarka jirka kaalin weyn ayay ka qaadataa, sidoo kale xididaha dhiigga, qofka waxay siisaa awood, faahfaahin dheeraad ka raadi webka wax badan ayaan kasoo hadalnay oo furuudka ku saabsan.

Xagga siigada saan kuu sheegay haddaad ka joogsato cunto kaste aad cunto wax bay kuu taraysaa, marka hore ka joogso, laakin siigada haddaad sii waddo dhib ayaad sii kordhisanaysaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More