Labada naas mid ayaa ka weyn kan kale caadi miyaa mise waa cudur

Labada naas mid ayaa ka weyn kan kale caadi miyaa mise waa cudur

Su’aasha:

scw gabar aan ahay waxan jiraa 21 sano waxan arkay naaska bidix inu ka weyn yahay midka midig marar waxan ka dareemaa naska midig xanuun arin caadi miya msie cudur baa jira ila taliya maxaan sameeyaa.

Labada naas mid ayaa ka weyn kan kale caadi miyaa mise waa cudur
Labada naas mid ayaa ka weyn kan kale caadi miyaa mise waa cudur

Jawaabta:

Naasaha inay kala weynaadaan waa ariin dumar badan qabsato siiba dumarka da’da yar waa wax iska caadi ah, inkastoo ay jiraan sababi kale keeni kara labada naas inay kala weynaadaan waxaa laga yabaa inuu jiro kansarka naaska, waxaa ugu fiican in la baaro hadduu xanuun jiro

 

Naasaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan

 

Breast enlarged is a common cause for many women to get older than younger women it is common, although there are other causes that can cause both breasts to enlarge there may be breast cancer, it is best to test if there is pain

 

Riyada naasaha dumarka halkan ka daawo

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More