Laba kaniini halmar ma cuni kara xiliga raaxada

Su’aasha:

Asc waxan rabay inaan kuweydiyo kaniiniga kacsiga iyo kan biyaha daahiya halmar maqadan kara si hal saac sariirta usarnaado

Laba kaniini halmar ma cuni kara xiliga raaxada
Laba kaniini halmar ma cuni kara xiliga raaxada

Jawaabta:

Kaniiniga aad cabbi rabto magaciisa ma aadan soo sheegin si loo ogaado mid kaste waxa uu wato haddii ay iska hor imaanayaan iyo haddii kale.

Kaniinyada kacsiga noocyo badan ayaa jira teeda kale kaniiniga biyaha daahiya inta badan waa kuwa maaddada afyuunka wata waana daroogo oo xanuunka lagu baabi’iyo marka lama ogaan karo ilaa laga arko noocyada aad cabbayso waxa ay yihiin.

Waxaa kaloo jirta arrin lagama maarmaan ah taasoo ah kaniiniga kacsiga inuusan fiicnayn guud ahaan qofka waxaa u fiican inuu adeegsato waxyaalaha dabiiciga ah kaniiniga noocaas ah dhib kale ayuu kuu keenayaa siiba xagga wadnaha.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More