Laacibka Paul pogba oo Kacbada isku sawiray

Paul pogba pictures at Kaaba

Laacibka Paul pogba oo Kacbada isku sawiray

Laacibka Paul pogba iyo saaiibadiisa
Laacibka Paul pogba iyo saaiibadiisa

Laacibka Paul pogba muxuu yiri markuu Xaramka tagay

Paul pogba wuxuu ka mid yahay cayaartoyda ugu caansan dunida kubadda cagta wuxuu u cayaaraa asal ahaan dalkiisa oo ah dalka uu baasaboorka ka haysto oo ah France , laakin wuxuu kasoo jeedaa Africa
Paul pogba wuxuu u tagay Makka inuu soo guto cumrada wuxuu yiri;

kacbada waa shayga ugu fiican aan arko.

 

sawiradiisa ayuu ku faafiyay baraha bulshada isagoo gudanaha cumrada.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More