Site icon Daruur درور

Kooxda Fidno siduu u sawiray Amin Arts

Amin arts oo sawir daran ka sameeyay cidda uu isaga u arko inay kasoo horjeedaan nabad iyo

Amin arts Kooxda Fidno
Amin arts Kooxda Fidno

nolol ama Farmaajo iyo Khayre, sawirkaan oo ku jiro dad badan oo madax ka ah soomaali waxaa ku jiro madaxweynaha hore Xasan Sheekh Maxamuud, amin arts wuxuu ka dhigay koox isku duudan sida sports ka oo kale kooxda sidey isugu nidaamsan tahay.

sawirkan oo meel fog taabanaya ayaa dadka taageersan Farmaajo iyo Khayre ay ka heli doonaan, dadka kale waxay u arkaan amin arts inuu yahay qof lacag ka qaato dowladda si kastaba ha ahaatee sawirka nala eeg

Exit mobile version