Khudaarta la shiiday iyo tan aan shiidnayn nafaqo ah Caafimaadka - Health By Su'aalaha On Dec 23, 2021 445 0 Su’aasha: Khudaarta Cagaaran Markay Jidhka Faaiido Badan Uleedahay Ma Marka Sideeda Lagu Cuno Mise Marka Lashiido(LaRidqo) Khudaarta la shiiday iyo tan aan shiidnayn nafaqo ah Jawaabta: Labada waa isku mid haddaad sideeda ku cunto caloosha ayaa shiideysa, maxaayeelay caloosha waxay wadataa aashato oo cuntada burburisa Ilaah ayaa ugu talaggalay si cuntada ay nafaqo ugu noqoto jirka, marka shiiditaanka iyo cunitaanka iyado dhadhan waa isku mid xagga nafaqada. CaanahaMooskaQudaarta 0 445 Share