Khayre oo sawiro dadka kaga yaabiyay

Khayre oo sawiro dadka kaga yaabiyay
Khayre oo sawiro dadka kaga yaabiyay

RW Xasan Cali Khayre waa qof dhalinyarada aad u dhexgala.

wuxuu sameeyay wax dhalinyarada ay ka heleen, wuxuu  xirtay dharka sports -ka wuxuu la sameeyay jimicsi.

runtii dad badan ayuu ka yaabiyay

Sawirada Khayre aad bay ugu faafeen baraha bulshada aadna waxaa loo saarey Comment.

Waxaa la dhihi karaa Khayre waa siyaasi aad u yaqaano dhalinyarada sida loola dhaqmo. sawirka marka uu sidan kaga yaabiyay

Khayre surprised people with pictures
RW Hassan Ali Khayre is a person who is very involved with the youth.

he did something that the youth liked, he wore sports clothes and did exercises with them.

he really surprised many people
Khayre’s pictures were very popular on social media and many comments were posted on them.

It can be said that Khayre is a politician who knows how to treat the youth. When he surprised them with this picture

Leave a Reply