Kastuumada ama dharka gudaha cudur ma keenaa
Underwear diseases for men and women
Kastuumada ama nigiska waa dharka gudaha oo lagu asturo cowrada hoose. waa maxay cudurka ay keeni karaa?
waa dhar si dhaqsi ah ku wasakhoowa, taasna waxaa sabab u ah xubnaha taranka aad bay u kululaadaan marka dhidid ayaa ka dhasho kuleylka baruurta jirka hoose marka meesha isla markii ayay is baddalaysaa, qofka waxaa laga rabaa inuu aad ugu dadaalo nadaafadda jirka hoose, waayo marka meesha aad ay u wasakhowdo wasakha batay ayaa jirrooyinka maqaarka keena.
