Kareemka jirka lagu caddeeyo dhib ma leeyahay

Side effects of lite creams

Kareemka jirka lagu cadeeyo dhibaato ayuu u keenayaa dadka isticmaalo:

Adeegsiga Kareemka jirka lagu caddeeyo muddo badan wuxuu maqaarka usoo dedejiyaa duqnimo.

Kareemka jirka lagu caddeeyo dhib ma leeyahay
Kareemka jirka lagu caddeeyo dhib ma leeyahay

qofka in badan adeegsadan Kansar ayuu u keenaa siiba marka ay qorraxda jirkiisa ku dhacayso sidaa awgeed qofka marsado waa inuu marsadaa kareemka qorrxada loogu talaggalay

kareemka jirka lagu caddeeyo maqaarka ayuu jicliyaa sidoo kale fin badan ayuu kasoo saaraa meesha la marinayo wuxuu ka dilaa maqaarka isdifaaca
jirrooyin kale ayuu jirka u keenaa siiba marka uu maqaarka waxa ka hooseeya uu u gudbo

sidoo kale xasaasiyad ayuu u keenaa maqaarka jirka. kareemka jirka lagu caddeeyo aad buu caalamka ugu faafsan yahay siiba dalalka afrika oo laga dhaadhiciyay quruxda inay tahay jirka cad. kareemka waxaa la sheegay haweenka inay u badan yihiin, marka la sameeyay tirakoob waxaa la ogaaday dumarka inay aad u adeegsadaan kareemka lagu cadeeyo jirka, raga aad bay ugu yar yihiin,  naagaha waxaa laga dhaahdiciyay marka ay jirkooda caddeeyaan in raga ay jeclaanayaan sidoo kale raga waxaa laga dhiiciyaya quruxda gabadha inay ku jirto jir cad, marka sidaa awgeed kareemkan aad buu u gadmaa,  waxaad arkaysaa gabdaha qaar inuu maqaarka ka halleeyay siday isugu wadeen. jirka xusun ayuu u galaa kareemka oo ka dhalan karta halis aan lasoo koobi kartin

Ereyda raadinta:

jirka kareemka lagu cadeeyo, kareemka jirka, dhibka uu leeyahay, sidee loo cadeeyaa wejiga, cadeynta wejiga, kareemada jirka, sida loo cadeeyo dhogorta, fimanka wejiga, nabraha jirka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More