Site icon Daruur درور

Kacsiga badan wareer miyuu leeyahay?

Su’aasha:

Waxaan isku arkay markaan saa’id u kacsado inkastoo mar hore igu dambeyse siigo hadana markaan kacsiga dareemo waxaa iga soo daata biyo jiid jiidmaaya markaas ka dib hadaan istaago waxaan dareemaa wareer xitaa raashiinka waan iska dhaafa mark sidan okale nqdo.

Kacsiga badan wareer miyuu leeyahay?
Kacsiga badan wareer miyuu leeyahay?

Jawaabta:

Waxay u badan tahay in jirkaaga vitamiinada qaar ay ka maqan yihiin sidoo kale inay jirro ka jirto xarunta dareenka jirka oo loo yaqaano carabiga   الجهاز العصبي المركزي   ingiriiskana Systema nervosum central.

Waliba meelaha dhiigga soo maro taasna waxaa laga fahmayaa kacsiga marka uu ku qabto inuu wareerka kuu yimaado, illeen kacsiga dhiigga ayuu ku xiran yahay, markuu dhiigga soo marayo xididaha ayaa sidii la rabay uusan usoo marin meesha waxaa ka dhalanaya qas taas oo keeni karta wareer.

Waxaa jira wax lagu daaweyn karo dabiici ahaan, waxaa ka mid ah:

Biyaha jirka marka uu qalallo dhib ayuu keenayaa.

Sidoo kale sanjabiisha waxay u roon tahay  madax wareerka.

Sidoo kale vitamin C waxaad ka heli kartaa qudaarta iyo furuudka siiba liinta iyo yaanyada

Iyo birta oo laga helo hilibka.

Exit mobile version