Site icon Daruur درور

Juxa xaaskiisa iyo dameerkiisa sheeko gaaban

Juxa ayaa xaaskiisa dhimatay, mana uusan dareemin murugo badan.
wax yar kaddib dameerkiisa ayaa dhintay aad buu uga murgay.
dadkii baa waxay ku dhaheen:

Juxa xaaskiisa iyo dameerkiisa sheeko gaaban
Juxa xaaskiisa iyo dameerkiisa sheeko gaaban

Juxow waxaad tahay nin yaab leh.
xaaskaaga ayaa dhimatay maadan ka murgin.

laakin marka dameerkaaga dhintay aad ayaad uga murugtay.

sidey wax u jiraan?
Juxa wuxuu yiri: markii xaaskeyga ay dhimatay deriska waxay igu dhaheen: ha murgin naag qurux badan ayaan kugu dareynaa, laakin marka uu dhintay dameerkeyga qof dameer fiican ii ballanqaado ma arkin sidaas ayaan uga murgay

 

Sheekada Juxa Iyo Wanka Waa Qiso Gaaban

 

حزن جحا على وفاة زوجته حزنا شديدا، ولبس من أجلها السواد، على الرغم مما لقي منها من المشاكل، وما أصابه من طول لسانها.
ولم تمضي الأيام حتى مات حمار جحا، ولم يحتمل جحا فقدان حماره أيضا. فكان جحا كلما تذكر حماره العزيز، وتكر العمر الطيب الذي قضاه في صحبته اشتد به الحزن، وطال بكاؤه ونحيبه على طلعة حماره البهية التي لم تكتمل عبنه برأيته مرة أخرى.

وأقبل الناس على جحا يلومونه ويقولون : ما هذا يا جحا، لقد ماتت زوجتك وهي شريكة حياتك، فكان حزنك عليها قليلا.. ثم مات حمارك فلم تنقطع عن البكاء والنحيب، ولا خف حزنك عنه .. فهل لأن حمارك أعز من زوجتك ؟
قال جحا : يا قوم حسبكم.. فهذا هو شأني، ماتت زوجتي فكل من جاء لعزائي منكم قال لي : لا تحزن فإن النساء كثيرات.. هذا يقول إن أختي يمكن أن تكون خير زوجة لك وذاك يقول : إن مما يسرني أن تكون صهري بزواج ابنتي .. ثم مات حماري فما وجدت واحدا منكم يقول لي من باب المجاملة سآتيك بحمار غيره، أو ليتني كنت حمارا لك.

من هو جحا

Exit mobile version