Jacaylka xaaska iyo raaxada sariirta xiriirka ka dhexeeya
Sirta jacaylka xaaskaaga halkaan ka ogow arrimo muhim ah.
Inta badan xaaska rag badan ma fahmaan waxyaalaha lagu kasban karo jacaylka dhabta.

waxaad arkaysaa nin xaas kale raadinaya ason wali qancinin xaaskiisa hore, waxaad ogaataa sariirta inay muhim tahay in laysku fahmo.
waxyaalaha lagaa rabo inaad sameyso waa arrimahan soo socda:
1- inuu hadal hooseed kula hadlo xaaska marka galmada socoto inuusan shub dhihin, naago badan ayaa sidaas jecel oo si fiican ugu raaxaysta.
2- awoodda ninka inay muuqato marka shaqada sariirta socoto taas oo naagta aad ay ugu kacsato oo ay galmada si fiican uga bogato.
3- inuusan degdegin, oo uu dib u dhigo biyabaxa si ay xaaskiisa danteeda u gudato , marka ay dhameeyaan inuusan horay ka seexan waa inuu sheeko yar macaan u galaa.
4- inuu badal sameeyo, naagaha ma jecla ninka hal qaab keliya inuu ugu raaxeeyo, waxay ka helaan mar walba inaad la soo baxdo qaab cusub iyo meel cusub sida musqusha ama jikada.
5- kaftan iyo istiin waa inaad la gashaa intaadan galmada bilaabin, marka aad ka dareento inay diyaar u tahay xaaska galmada shaqada si fiican u qabo.
6- wax ha ku qasbin marka aad galmada ku jirtaan isku day hadal macaan inaad ku xalliso wax walba
7- ha illaawin dhunkashada marka galmada socoto taas oo naagta gaarsiinaysa raaxada ay rabto iyo jacaylka buuxa ay ninkeeda ka filayso Ninka naagtiisa hadduu fahmo iyaduna ay fahanto dagaal inuu dhexmaro iska daayee shaki dhexdooda masoo galayo Runta iyo daacadnimada ayaa jacaylka dhabta ah lagu dhisaa Xaaskaaga waxaa la rabaa inay kuu soo xiisto marka aad shaqo ku maqan tahay kaftankaaga hadalkaaga macaan iyo hadiyadaada.
Naag daacad ah sifooyinka lagu garto

How to make your wife love you more
You see a man looking for another wife is not yet satisfied with his ex-wife, you know the bed is important to understand.
The following are required of you to do:
1- to talk to the wife during sex and not to say, many women like this and enjoy it well.
2- the man’s ability to be visible during bedwork which the woman is very excited about and enjoys sex well.
3- not to rush, and to postpone the ejaculate so that his wife can fulfill her interest, when they finish not to sleep before he must enter into a sweet conversation.
4- to make a change, women do not like the man in one form only to enjoy, they always get you to come out with a new style and a new place like the bathroom or kitchen.
5- You should go in with a shirt before you start having sex, when you feel that your wife is ready for sex well at work.
6- Do not force you when you are in sex try to talk sweetly to solve everything
7- do not forget the kiss when sex is going on which the woman achieves the pleasure she wants and the full love that she expects from her husband The man’s wife if he understands his wife and she understands the war to go through let alone doubts between them Truth and honesty is built on the true love your wife is required to be interested in you when you work in your shirt for your sweet words and gifts.