IQ Option diinta maxay ka qabtaa Macnaha trading

Su’aasha:

Macnaha erayga trading marka si guud looga hadlo waa
Sidan soo socota:
TRADE in generally is buying or selling goods or serves.
Oo macnaheedu tahay inaad iibiso ama soo iibasato adeeg ama alaab, lkn marka laga hadlayo trading in money waxa loo qaybiyaa sidan soo socota:
TRADING in money:
 Trading by exchange currencies.
• Is an exchange of deferent currencies.
(Oo macnaheedu tahay in laba lacagood laysku sarifo)
 Trading in side following price.
• You are in your asset price of two deferent currencies.
(Oo macnaheedu tahay marxalada hada uu marayo qiimaha labada lacagood inaad adigu faaido ka dhex samayso adoo u raacaya qaab cilmiyaysan oo 100% hubaal ah lkn hadaanad aqoon lahayn waad ku khasaaraysaa)
Markaa iq option maaha suuq lacago laysku sarifo ee waa suuq kuu sahlaya inaad qiimaha hada ay marayaan labada lacagood inaad adigu faaido ka dhexsamaysan karto, iyadooy faaidadaadu ku xidhantahay percentage labada lacagayoow inta uu marayo, inaad ku kharaartaana waxa uu ku xidhan yahay hadba aqoontaadu inta ay leegtahay ee maha sida suuqyada kale.

And if that price is moving up you will trade buy and in if the price is moving down you will trade sell.
IQ OPTION is a trading platform that helps you to start your trading by deferent ways.
Waxaanu bixiyaa adeeg yadan soosocda:
Laakiin kuwa ay suaashaydu daarantahay waa binary option and digital option. Oo aadiyo aad uga duwan suuqyada kale.

OPTIONS OF IQ OPTION
 Digital
 Binary
 Forex
 Stocks
 Etf
 Commod
Markaa ku noqda fatwada aad kaso bixiseen iq option waayo markaad wax xaaran ma xalaal ku tilmaamaysid waa inaad aqoon dheer u leedahay wllo.
Iq maaha sida sarifka caadiga ah mana aha wax mala awaal ku dhisan ee wuxuu ku dhisan yahay aqoon iyadoo si fudud loo adeeg sado candlestick hadaad aqoon u leedahay candlesticks waa faaidi kartaa 99% markasta.

IQ Option diinta maxay ka qabtaa
IQ Option diinta maxay ka qabtaa

Jawaabta:

Fatwada aan ka soo saarnay layskama soo saarin waxaa loo noqday ganacsiga noocaas waxa uu yahay, illeen fatwo lagama soo saaro wax aan aqoon loo lahayn, markii shayga la qeexo waxaa loo bandhigayaa qaacidooyinka guud ee fiqiga. Tusaale ahaan sarifka lacagaha waa xalaal laakin haddii wax yar aad khilaafto shardi ka mid ah shuruudaha loo dejiyay xaaraan buu noqonayaa, marka ma aha wax layska xarrimayo waxaa loo eegayaa qaacidooyin u degsan, haddii aad diinta aqoon sare u leedahay waad fahmdi kartaa waxa aan ka hadlayo.
Waliba Majmaca Fiqiga islaamka ee caalamiga wuxuu fatwooday inaysan bannaanayn arrintaas wuxuuna u cuskaday isla waxa aan kusoo sheegnay fatwada aan ka bixinay, fatwada lagasoo saaray majmaca fiqiga caalamiga waxay wadaraa lambarka 63-1/7 : Fatwada waa tanaa:

Suuqa IQ Option Ma Laga Shaqaysan Karaa

 

كلمة «فوركس» تشير إلى سوق العملات الأجنبية أو البورصة العالمية للعملات الأجنبية،

وهي اختصار للمصطلح الاقتصادي من اللغة الأجنبية “Foreign Exchange Market”

أي «سوق تداول العملات الأجنبية»، وهو سوق يمتد في جميع أنحاء العالم

حيث تصرف العملات من قبل عدة مشاركين،

مثل البنوك العالمية والمؤسسات الدولية والأسواق المالية والمتداولون الأفراد.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More