Boris Johnson oo walaalkiisa jago u magacaabay
Boris Johnson marka loo doortay jgada RW dalka UK saacado yar markay kasoo wareegteen wuxuu ka dhigay walaalkiisa Joe Johnson wasiir dolaha wasaaradda dhaqaalaha iyo tamarta istaraatiijiyada farsamada, sidoo kale wuxuu noqon doonaa wasiir dowlaha waxbarashada.


dad badan ayaa arrintaas dhaleeceeyay oo yiri ninkan qoyskiisa miyaa iska leh xukuumada UK.
qaar waxay dhaheen ninkan wuxuu ku dayanayaa Donald Trump oo seeddigiisa ka dhigay lataliyahiisa ee aqalka Cas
Duqa magaalada miisaan ayaa la saari jiray dalka UK sabab?
Boris Johnson and his brother
Boris Johnson, who was elected as UK Prime Minister just hours after taking office, made his brother Joe Johnson Minister of State for Economic and Financial Affairs and Energy and Strategic Planning, and will also be Secretary of State for Education.
Many people criticized this and asked if this man’s family is part of the UK government.
Some said this man is following in the footsteps of Donald Trump, who made his brother-in-law his advisor in the White House.
