Warar ayaa sheegaya qaraxa downlad ka dambeysay
Warar laga soo xigtay sirdoon ayaa waxay sheegayaan qaraxa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho inay ka dambeyso dowladda isutagga imaaraadka.

waxaa la sheegay dadka fududeeyay in la maro goobaha amaanka ee xarunta waxay ahaayeen dad u shaqeyn jiray ciidanka imaaraadka.
wararka waxay sheegayaan in la rabay in la khaarijiyo gudoomiya magaalada Muqdisho Ing Yareesow.
Basiiro Cabdi gabar la dhaho ayaa qaraxa lagu tuhmayaa
Intelligence reports indicate that the explosion that occurred today in Mogadishu is the work of the UAE government.
It is said that the people who facilitated the passage of the security checkpoints at the center were former employees of the UAE military.
Reports indicate that the intention was to assassinate the Mogadishu mayor, Ing Yareesow.
