Ing Yariisow hadalka uu ka qoray Hodan Naaleeye geerideeda kaddib

What the mayor of Mogadishu wrote about the journalist Hodan Naleyeh a few days ago

Marka qaraxa lagu dilay Hodan Naaleeye Ing Yriisow wuxuu ku qoray baraha bulshada hadalkan:

Riyada wasiir xilka laga qaadayo gabar aan aqaano loo dhiibayo

Ing Yarisow iyo Hodan Naleye
Ing Yarisow iyo Hodan Naleye

Riyada wasiir xilka laga qaadayo gabar aan aqaano loo dhiibayoSoomaalida dadka daacadka ah cadow baa daba socda qof kastoo raba inuu magaca soomaali wax u qabto ama dalka wanaag ku soo celin raba qarax ama shirkool kale ayaa lala beegsanayaa.

Hodan Naaleye waxay ka mid ahayd dumarka soomaaliyeed oo muujinaysay soomaalida dhaqankooda, waxayna kasoo tagtay qurbaha siday soomaalida usoo dhex gasho.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More