Ilhan Omar: qabyaalad iska daa Soomaalinimada haku deeqo Video News By Daruur On Feb 17, 2019 248 0 Dadka soomaaliyeed hal cudur ayaa dib u dhigay. cudurkaas qof kasta ayaa garanayo. waa qabyaalad, qofka waxaa lays weydiiyaa cidda uu yahay. sidoo kale meesha uu kasoo jeedo, laandheer miyaa. qabyaalad iska daa Soomaalinimada haku deeqo Video isku qolo maan nahay, waxaas ayay soomaali ka helaan. Ilhan Omar waa gabar somaliyeed oo baarlamaanka maraykanka ku jirto, ma aha inaad qabiilkeeda fiiriso, waa inaad eegtaa islaamkeeda iyo soomaalinimadeeda. daawo muuqaalkan oo ilhan soomaalida la hadlayso. Ilhan OmarQabiilQabyaalad 0 248 Share