Hooyo ku riyootay iyadoo wiilkeeda warqad u saxeexaysa
Su’aasha:
Asc, walaalaha daruur. Ilahay misanka xasanadka ha idin saro dadka aad hawshan uu haysaan. Inta kadib waxan rabaa inad ii fasirtaan riyo ay hooyaday ku riyootay. Hooyaday waxay ku riyootay warqad lo keenay oo lugu leeyahay wiilkaga warqadaan uu saxeex yadna way saxeexday.
