Site icon Daruur درور

Hodan Nalaaye taariikh nololeedkeeda sawiro

Hodan Nalaaye taariikh nololeedkeeda sawiro

Hodan Nalaaye
Hodan Nalaaye

Hodan Nalayeh waa gabar soomaaliyeed, waxay ku dhalatay gobalka Laasacaanood Soomaali sanadka 1976, waxay kusoo barbaartay qoys ka kooban afar wiil iyo toddobo gabdhood.
marka ay jirtay 8 sano waxay ahayd 1984 waxay usoo guureen dalk Canada waxayna degeen Edmonton, Alberta intaysan usoo wareegsanin Toronto sanadka 1992.

Hodan waxay gashay macahadka West Humber Collegiate Institute waa dugsi sare oo ku yaalla Etobicoke.

Hodan Nalaaye taariikh nololeedkeeda sawiro
Hodan Nalaaye taariikh nololeedkeeda sawiro
Hodan Nalaaye taariikh nololeedkeeda sawiro
Hodan Nalaaye taariikh nololeedkeeda sawiro
Hodan Nalaaye taariikh nololeedkeeda sawiro
Hodan Nalaaye taariikh nololeedkeeda sawiro
Hodan Nalaaye taariikh nololeedkeeda sawiro
Hodan Nalaaye taariikh nololeedkeeda sawiro
Hodan Nalaaye taariikh nololeedkeeda sawiro
Hodan Nalaaye

Waxay dhigatay jaamacadda University of Windsor waxay ka qaadatay shahaadada Bachelor of Arts in Communications, sidoo kale shahaado sare ayay ka qaadatay warbaahinta.

waxay leedahay skilliskan media executive, marketing consultant, activist, entrepreneur

Hodan waa haweeney xaas ah Waxay dhashay labo caruur.

Warar ayaa sheegaya in Hodan iyo ninkeeda waxaa lagu dilay hotel Asasey Magaalada Kismaayo markii weeraro lagu soo qaaday. garaay ayaa lagu qarxiyay meesha.

Sawirka Soomaalida saameeyay Ing Yarisow iyo Hodan

Exit mobile version