Site icon Daruur درور

Hilibka iyo kartida raga xaga sariirta

Hilibka iyo kartida raga xaga sariirta

Hilibka shiilan waxyaalaha la gahelo xagga caafimaadka

Cilmibaris ayaa lagu ogaaday raga hilibka cunta inay ka awood badan yihiin xagga galmada raga aan cunin, waxaa la sheegay hilibka inuu kordhinayo hormuunka raganimada kasoo sabab u ah kacsiga raga.

Hilibka iyo kartida raga xaga sariirta
Hilibka iyo kartida raga xaga sariirta

Hilibka shiilan dufantiisa way ka yar tahay kan caadiga loo kariyay, dufantiisa dabka ayaa ka guba, marka qofka hilibka shiilan cunaya ma noqonaya qof aad baruur u leh
Sidoo kale hilibka duban caloosha wuu u roon yahay dhib uma geysto, sidoo kale dheefshiidka si dhaqsi ayuu u shiidaa.
Hilibka duban wuxuu u roon yahay dadka da’da weyn wuxuu ka ilaaliyaa jirrooyinka wadnaha.

 

اللحم مصدر غني بالفيتامينات والمعادن: حيث يحتوي اللحم البقري على كميات عالية من الفيتامينات والمعادن
ومن أهمّها: الزنك: إذ تعتبر اللحوم البقرية مصدراً غنيّاً بالزنك الضروري لنمو الجسم والحفاظ عليه. وهو معدن ضروري لمجموعة مختلفة من وظائف الجسم
الحديد: حيث تعتبر جميع اللحوم الحمراء مصدراً غنياً بالحديد الهيمي، الفسفور: ويُعد عنصراً ضرورياً لنمو الجسم والحفاظ عليه. فيتامين ب 12: ويُعتبر عنصراً غذائياً أساسيّاً ضرورياً لتكوين الدم، كما يُعدّ مهماً لوظائف الدماغ والجهاز العصبي. مصدر غنيّ بالمركبات الحيوية

Hilibku waa meesha laga helo fiitamiinno iyo macdan: hilibka lo’da waxaa ku jira wax badan oo fiitamiino iyo macdan ah

Waxaa ka mid ah kuwa ugu muhiimsan: Zinc: Hilibka lo’da waa meesha laga helo zinc, taas oo lagama maarmaan u ah koritaanka iyo dayactirka jirka.
Waa macdan lagama maarmaan u ah hawlaha kala duwan ee jidhka
Iron Birta : Dhammaan hilibka cas waa il qani ah oo laga helo birta heme iron iyo fosfooraska, taas oo ah cunsur lagama maarmaan u ah korriinka iyo ilaalinta jidhka. Faytamiin B12: Waa nafaqo lagama maarmaan u ah samaynta dhiigga, waxayna muhiim u tahay shaqada maskaxda iyo habdhiska dareenka. waan meesha ugu fiican oo laga helo nafaqada jirka.

 

Hilibka shiilan iyo Saliida ayaa i dhibta maxaa keeni kara

Hilibka dhuxusha lagu dubo goormuu halis yahay

Exit mobile version