Site icon Daruur درور

Hilibka idaha vitamiinada laga helo iyo qaabka ugu fiican loo kariyo

Hilibka idaha vitamiinada laga helo iyo qaabka ugu fiican loo kariyo

Hilibka idaha vitamiinada laga helo iyo qaabka ugu fiican loo sameeyo.

Waxaa haboon dab khafiif in lagu kariyo si uuna u isbaddalin.

waxaa laga helaa hilibka idaha Vitamiin B iyo Vitamiin B12.

Hilibka idaha vitamiinada laga helo iyo qaabka ugu fiican loo kariyo
Hilibka idaha vitamiinada laga helo iyo qaabka ugu fiican loo kariyo

Wuxuu ku fiican yahay in la dubo Qaabab kala duwanna waa loo samayn karaa sida soo socota oo kale Hilibka idaha vitamiinada laga helo aad ayay badan yihiin.

sidaa awgeed waxaa lagu tiriyaa inuu yahay hilibka duniga ugu fiican xagga caafimaadka.

sidoo galmada raga aad buu ugu roon yahay.

soomaalida waa dad u arko hilibka idaha inuu daawo yahay, waa run waado laakin ma aha daawada habka ay u haystaan, xitaa qaar waxaay dhahaan hilibka idaha waa xoolo jini ah waxaa lagu bixin karaa jinka, sidaas ma aha, hilibka idaha wuxuu ka mid yahay cuntooyinka ay yar yihiin dhibka lagala kulmo

Waxtarka laga helo hilibka idaha
Waxtarka laga helo hilibka idaha

 Hlkan ka daawo waxtarka hilibka idaha laga helo

In English

Vitamin-rich sheep meat and the best way to make it.

It is advisable to cook with light fire so that it doesn’t change.

it is found in sheep meat Vitamiin B and Vitamiin B12.

It is good to bake and different styles can be made as follows. The meat found in the vitamins of sheep is very common.

so it is considered to be the world’s best meat in terms of health.

It is also very good for men’s sex.

Somalis are people who consider sheep meat to be a medicine, it is true but it is not the medicine in the way they have it, even some say that sheep meat is a demonic animal can be served by demons, so it is not, mutton is one of the foods that have little difficulty encountering

 

Exit mobile version