Hilibka idaha caafimaadka uu u leeyahay raga iyo dumarka

Hilibka idaha caafimaadka uu u leeyahay raga iyo dumarka

Waxtarka caafimaad laga helo hilibka idaha lama soo koobi karo hilibka idaha wuxuu ka mid yahay cuntooyinka ugu muhiimsan oo qofka u roon caafimaadka jirkiisa, siiba xagga xubnaha jirka.

Dadka soomaaliyeed uma badna cunitaanka idaha waxay u badan yihiin inay cunaan hilibka geela iyo hilibka ariga cad idaha waxaa la cunaa kaliya waqtiga qofka daawo uu u baahan yahay.

Hilibka idaha caafimaadka uu u leeyahay raga iyo dumarka
Hilibka idaha caafimaadka uu u leeyahay raga iyo dumarka

Waxtarka caafimaad laga helo hilibka idaha

 

Laakin waxaa habboon qofka inuu cuno hilibka idaha mar kaste waayo waa hilibka ugu fiican oo u roon caafimaadka ninka iyo naagta.

Dufinta laga helo hilibka idaha waxay ka fiican tahay saliidaha oo oo dhan, barida idaha marka la dhalaaliyo waxaa laga miiraa saliid ama jifi wax loo yaqaano saliidaas wax badan ayay dadka u tartaa.

Hilibka idaha qofka wuxuu ka dhigaa qof dhalinyar ah wuxuu ka nadiifiyaa jirka waxyaalo badan oo dhib u keeni karo.

Marka qofka waxaa laga rabaa inuu ku dadaalo hilibka idaha.

Barida idaha iyo awooda galmada

 

Raga iyo dumarka haddii ay ku dadaalaan cunitaanka hilibka wanka buuran waxay ka helaan awood dareen badan ku salaysan qofka galmada kama daalayo markuu hilib ide cunayo waliba saliidiisa uu cuntada ku darsanayo.

Tusaale ahaan markaad keento labo ukun oo aad ku darto basbaas iyo basal iyo toon kaddib aad ku dubto subaga idaha oo aad ku quraacato waxay ka awood badan tahay kaniiniga galmada inaad cabto.

Subax kaste haddii aad ku cunto quraacda ukun oo lagu shiilay barida idaha waxay ku siinaysaa awood dhanka raaxada sariirta.

Marka cuntada kacsiga ugu sahlan la cuno waa midaas, waxaad ku cunaysaa toon iyo basal waxaad dareemaysaa awood iyo kacsi xoog badan.

Marka daawo badan ayaa laga helaa hilibka idaha marka qofka uu ku dadaalo cunitaankiisa.

Dadka soomaalida way ka cabsadaan qaarkooda waxay u malaynanaa hilibka idaha inuu dhib u keenayo caloosha.

Laakin hilibka idaha dhabtii waa daawo.

Cuntada lagu cayilo halkan ka akhriso hilibka idaha wuxuu ka mid yahay cuntooyinka lagu cayilo.

 

The health benefits of mutton cannot be overumerated. Mutton is one of the most important foods that is good for a person’s health, especially in terms of organs.

Somalis are not very likely to eat sheep meat. They are more likely to eat camel meat and white sheep meat is only eaten when the person needs medicine.

Health benefits from mutton

However, it is advisable for a person to eat sheep meat at all times because it is the best meat that is good for the health of men and women.

The fat found in sheep meat is better than all oils, and when sheep are melted, it is ground in oil or bedding in something called oil that is very useful for people.

Sheep meat makes a person young and cleanses the body of many things that can cause problems.

When the person is required to strive for mutton.

Feeding sheep and sexual power

If men and women are diligent about eating fat lamb meat, they get a lot of emotional power based on the sexual dysfunction. The person is not tired of sex when he eats meat and adds his oil to the food.For example, when you bring two eggs and add pepper, onions and garlic and then bake them in sheep butter and breakfast, it is more powerful than a sex pill to drink.

Every morning if you eat breakfast with eggs that are fried in sheep’s prayer it gives you power towards bed comfort.

When the easiest erection food is eaten is that, you eat it with garlic and onions you feel powerful and stronger erection.

When a lot of medicine is found in sheep meat when a person is diligent in eating it.

Somalis are afraid that some think that the meat of the sheep is causing problems for the stomach.

But mutton is actually a medicine.

Read about the diet for obesity here: Sheep meat is one of the foods to be fattened.

 

Halkan ka daawo waxtarka idaha

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More