Hilibka guduudan dhib ma leeyahay
Is read meat bad for health?
Hilibka guduudan waxaa laga wadaa hilibka ariga iyo geela iyo lo’da iwm. waxaa cagsi ku ah hilibka cadka isagana waxaa lga wadaa hilibka digaaga iyo kalluunka iwm. marka hilibka sida lagu sheego ma aha xagga jirrada iyo caafimaadka.
daraasooyin badan ayaa ku tuhma hilibka inuu leeyahay jirrooyin badan, aad bay uga digaan daraasadahaas kasoo fulay reer galbeedka.
Ilaahay meelo badan ayuu ku sheegay xoolaha ancaamta loo yaqaano oo ah ariga iyo lo’da iyo geela, marka haddii ay dhib ku ahaan lahaayeen nolosha dadka Ilaahay wuu reebi lahaa.
Sidoo kale subagga laga helo xoolaha nimcoolayda wax dhib ma laha haddii loo cuno si dhexdhexaad ah.
waxa dhib leh waa saliidda kimikaal ahaan loo rogay oo subag laga dhigay aad bay u dhibtaa wadnaha.
Shirkadaha yahuudda ayaa ka dambeeya inay xumeeyaan hilibka xoolaha, waxaa yaab ah, gaalada hilibka doofaarka waxba kama sheegaan, mana dhahaan: dhib ayuu leeyahay.
marka waxaad ogaataa wararka qaarkooda oo kasoo fulo daraasaadka qaar inay been yihiin.
Hilibka shiilan iyo Saliida ayaa i dhibta maxaa keeni kara