Hees ayay Madiinada Rasuulka SCW geeyeen eeg mucjisada

Makka iyo madiina waa labo meel barakaysan, makka waxaa ku taallo  kacbada madiinana waxaa ku yaalla masjidka rasuulka SCW.

Boqortooyada sacuudiga waa marka ugu horreyso ay ku dhiiradaan inay keenaan labadaas magaalo xumaan iyo fuxshi, waxay keenaan madiina naago heesaa ah oo ka dhigay show oo fisqi iyo munkar lagu dhex samaynayo.

Hees ayay Madiinada Rasuulka SCW geeyeen eeg mucjisada
Hees ayay Madiinada Rasuulka SCW geeyeen eeg mucjisada

teeda kale waxay xaflad ku qabteen isbuucii lasoo dhaafay meesha Ilaahay ku halaagay reer thamuud, waxaa loo yaqaanaa diyaar tahmuud ama madaa’in saalix.

markii nabiga u socday dagaalkii Tabuuk asxaabtiisa wuxuu amray inay meesha si dhaqsi ku maraan wixii cunto ay ku samayteenna inay siiyaan xoolaha, waayo waa meesha lagu dilay hashii Nabi Saalix.

Dhaxalsugaha sacuudiga wuxuu ku qabtay xaflad hees iyo fuxshi ah marka maxaad sugaysaa.

teeda kale xajka iyo cumrada qaali ayaa laga dhigay waxaa kaliya aadi kara dadka hantida badan leh iyo dadka tuugada oo dhaca dalalkooda, dadka masaakiinta oo lacagtoodi aan u deeqaynin inay xajiyaan ama cumraystaan.

marka sacuudiga wax yar kama soo socdo familka haysta aad bay u burburiyeen dalkaas haddana waxay bilaabeen inay si halleeyaan.

calaamado ayaa loo soo dray taas oo ah barambaro iyo ayax badan oo soo weeraray masjidka xaramka oo dadkii ay la dukan waayeen, tan waa calaamo yar wax weyn ayaa usoo socda.

Hees ayay Madiinada Rasuulka SCW geeyeen eeg mucjisada2
Hees ayay Madiinada Rasuulka SCW geeyeen eeg mucjisada2
Hees ayay Madiinada Rasuulka SCW geeyeen eeg mucjisada3
Hees ayay Madiinada Rasuulka SCW geeyeen eeg mucjisada3

Daawo muuqaalka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More