Haweeney la qabo oo nin kale la tumato

A married woman and maintains a relationship with another man

Haweeney la qabo oo nin kale la tumato

Naag la qabo oo nin kale la raaxaysato waa arrinta ugu xun fal ahaan adduunka.

naagta marka ay gaarto heerkaas waa u dhammaatay, waayo naagta marka la qabo oo nin kale galmo la sameeyo uurka ay ka qaaddo ninkeeda ayay u tiirinaysaa, gabadha bikrada ama naagta doobka ah ama garoobta ah sidaas ma aha, sidaa awgeed diinta islaamka sinada si xoog ayay u xarrimtay doob iyo garoob, nin iyo naag, xaas iyo iskaabuli, dhamaan waa ka mamnuuc inay fal sino ah sameeyaan ama wax sino keenaya.

Haweeney la qabo oo nin kale la tumato
Haweeney la qabo oo nin kale la tumato

Naagaha marka ay khiyaano ku dhacayaan ninka kama ilaalin karo waayo naagta wax ka sir adag ma jiro, haddii nin kale ay wax la waddo ninkeeda way ku adag tahay inuu ogaado.

waayo sir naageed lagama sal gaaro baa la dhahaa.

laakin astaamo ayaa jira oo lagu garto xaaska inay nin kale jeceshay ama la socoto ama la sheekaysato ama wax la waddo.

astaamahaas waxaa ka mid ah:

1- naagta inay ninkeeda jaanis siinaynin marka uu rabo inuu waqti la qaato.

2- inay ka hesho kaligeeda inay fikirto oo ay maqan tahay maskaxdeeda.

3- inay dhaqsi ku xanaaqdo oo ay hadalo kulkul kula hadasho seygeeda.

4- inay labis fiican qaadato marka ay bannaanka baxayso, guriga ku joogto dhar duluf ah.

5- inaysan ka helin raaxada ninkeeda ama galmada

6- inay ku mashquulsanaato takeefankeeda mar walbo.

7- inay ninkeeda taleefanka u diiddo ama aysan u oggolaanin inuu eego.

8- inay password ku xirto taleefankeeda si uuna ninkeeda u arkin waxa loo soo dirayo.

sidoo kale baraha bulshada sahal ayay ka dhigeen dumarka inay ragooda khiyaanaan, sidoo kale ragana inay khiyaanaan xaasaskooda.

calaamadahan lama dhihi karo waa daliil cad qofkana ma fiicna in la tuhumo laakin qofka isqariya maalin uun buu banaanka soo baxaa.

waxaa ugu muhimsan naagta inay ahaato haweeney rabigeeda ka baqayso waayo waxay og tahay inuu Alle u jeedo wax kaste ay samaynayo.

haddii naagta ay isku daydo ninka inay khiyaanto way khiyaani kartoo asoo indhihiisa shan ah.

qiso  ama sheeko waxaa jirta nin ayaa aad u shaki badnaa  mar kaste haweeneydiisa ayuu ka shakin jiray wuu ka badbadiyay sheekada intay xanaaqday ayay ku tiri  waxaan keensan karaa nin adoo ila jooga.

ninkii ayaa yaabay wuxuu ku yiri sidey ku dhici kartaa arrintaas?

waxay ku tiri waan sameyn karaa, wuxuu ku yiri: samee haddaad karto  naagta waso baxday waxay aadday meel jiingad ah oo soo owdan oo gurigooda gadaashii ah intay jiingadda dalool u samaysay ayay nin lasoo ballantay oo waqti gaar ah ay ku heshiiyeen oo meesha soo istaagaya  ninkeedi ayay ku tiri dhar baan ku dhaqi rabaa xooshka jiingada ee waxaan rabaa inaad ila joogto oo aan wada sheekaysanao, naagtii waxay fariisatay jiingada meesha ku aaddan duleelka ninkii ay la ballantay markuu soo istaagay ayay meesha ku aaddisay dabada iyadoo qaab foorar ku sugan ayay bilowday inay dharka dhaqdo dabcan marada ayay xanjeeratay illeen ninkeeda kaliya ayaa meesha kula jiree meeshana way xiran tahay, ninka kama shakinin naagtiisa, naagtana ninkii ayaa meesha geedkiisa uga soo bixiyay iyadoo foorarsan oo dharka dhaqayso ayuu galmo la samaynayaa ninkeediina wuu ag joogaa war kama hayo iyaduuba la sheekaysanayaa, marka ninkii biyaha ka bixi rabeen ayay ninkeedii tustay ninkii meesha ayuu ku naxay meesha ayuu uga tagay wuuna iska furay .

sheekada waxay tilmaamaysaa naagaha qasab laguma ilaalin karo ee waxaa lagu ilaaliyaa diin iyo akhlaaq, naagta marka si dhab ay diinta u haysato way is ilaalin kartaa khiyaano iyo sino way iska reebi kartaa, ma aha diinta afka in laga sheegto, immisa dumar oo maanta sheeganaya inay diin haystaan haddana xumaanta caadi la tahay oo u dhaqma sida dhilada oo kale xitaa iyagoo la qabo rag kale la sheekaysta, waxaas waa waxa keena gogoldhaafka dumarka noocaas ayaan u badan gogoldhaafka.

Guud ahaan waxaa la rabaa naagta inay diin lahaato oo ay iska ilaaliso wixii ku ridi karo sinada, wuxuu yiri Alle:

 

(وَلَا تَقْرَبُوا الزِّنَا ۖ إِنَّهُ كَانَ فَاحِشَةً وَسَاءَ سَبِيلًا)  الإسراء (32)

 

(Ha u dhowaanina sinada maxaayeelay waa faaxisho waddo ahaanna way xun tahay)

Diinta silaamka sinada waxay kala siisay heerar kala daran xadiiska kusoo arooray Bukhaari iyo Muslim oo laga wariyay ibnu mascuud.

عَنْ عَبْدِ اللهِ قَالَ: سَأَلْتُ النَّبِيَّ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: «أَيُّ الذَّنْبِ أَعْظَمُ عِنْدَ اللهِ؟» قَالَ: «أَنْ تَجْعَلَ للهِ نِدًّا وَهُوَ خَلَقَكَ»، قُلْتُ: «إِنَّ ذَلِكَ لَعَظِيمٌ»، قُلْتُ: «ثُمَّ أَيُّ؟» قَالَ: «وَأَنْ تَقْتُلَ وَلَدَكَ تَخَافُ أَنْ يَطْعَمَ مَعَكَ»، قُلْتُ: «ثُمَّ أَيُّ؟» قَالَ: «أَنْ تُزَانِيَ حَلِيلَةَ جَارِكَ» [متَّفق عليه: أخرجه البخاري (٤٤٧٧)، ومسلم (٨٦)].

 

Waxaa laga wariyay ibnu Mascuud wuxuu yiri: waxaan weyddiiyay nabiga (SCW) “dambigee ugu weyn Alle agtiisa?” wuxuu yiri: “inaad Alle shirki u yeesho asoo ku abuuray”, waxaan iri: ” taas way weyn tahay” waxaan iri: “kaddib kee?” wuxuu yiri: ” inaad disho cunuggaaga adoo ka baqaya inuu wax kula cuno” waxaan iri: “haddana kee?” wuxuu yiri: ” inaad la sinaysato xaaska deriskaaga”.

Waxaa kaloo ka mid ah waxyaalaha bulshada fasahaadiya muslinka in la caayo ama lala diriro.

 

(اجْتَنِبُوا السَّبْعَ الْمُوبِقَاتِ) ، قيل : يا رسول الله ، وما هنّ؟ قال : (… وَقَذْفُ الْمُحْصَنَاتِ الْغَافِلاَتِ الْمُؤْمِنَاتِ….)

 

(Ka fogaada toddobada wax halaagta waxay ku dhaheen  rasuulkii allow maxay yihiin? wuxuu yiri (…. in la qadfo hablaha dhowrasan barina ah oo iimaanka leh…),

 

Naag la qabo oo muda badan shukaansanaysay nin kale

Ninkeyga waan jeclahay laakin wiil ka yar ayaan xiriir la sameeyay ila taliya

 

When women fall into deceit, I cannot protect the man from the man, for there is no more secret than the woman. If another man goes with her husband, it is difficult for him to know.

For it is said that there is no basis for a woman’s secret.

But there are signs that a wife has loved another man, or that she is in love with another man, or that she is walking with him, or that she is talking with him, or that she is traveling with him.

these features include:

1- A woman should not give her husband a chance when he wants to spend time with her.

2- to get her alone to think and be absent in her mind.

3- to be angry quickly and speak hot words to her husband.

4- to wear a good dress when she goes outside, stay at home in a tight dress.

5. not getting the pleasure of her husband or sex

6. To be busy with her own business at once.

7- refusing her husband the phone or not letting him look.

8- to connect a password to her phone so that her husband does not see what is being sent to her.

Social media has also made it easier for women to cheat on their husbands, as well as men to cheat on their wives.

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More