Hargabka Spain 1918-kii meelaha uu gaaray

Hargabka caanka ahaa loo ka dilaacay caalamka sanadka 1918-kii wuxuu socday labo sano wuxuu soo gaaray 1920-kii.
Wuxuu dilay dad u dhexeeya 50 ilaa 100 malyan qof.

Hargabka Spain
Hargabka Spain

Waxaa loo bixiyay hargabkaas hargabka Spain.
Wuxuu aad dad ugu laayay wadamada reergalbaadka.

Sawirada waxay muujinayaan siday dadka afka ugu xirteen mask oo ay isaga ilaalinayaan cudurkaas.

waxaa la sheegay sida sawirada ka muuqda dadka oo aad u kala fogaaday. waxay dadka afka ku xirteen bac si aysan dadka kale u qaadsiinin cudurkaas.

Hargabka Spain wuxuu ahaa hargab aad u daran oo u eg cudurka corona Virus.

Waxaa ku qoran dacaayadda sawirka oo af english ah isla waxa hadda dadka cudurka corona qaba loo sheego.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More