Hala saaxiibin 9-kan qofood
1- Qof ballanqaad badan oo aan ka kasoo bixin.
2- Qof hadlaakaga qof kale u geeynaya.
3- Qof ceebta raadiya oona dadka ku dhex faafiya.
4- Qof aan sirta qarin karin
5- Qof xumaanta uusoo sameeyay ku faanaya, sida raga ka sheekeeya naagaha ay la soo dhileysteen ama naagaha dhilooyinka sidey ku sameyn jireen.
6- Qofka aan salaadda tukanin.
7- Qof aan amaano alahyn oo aan wax lagu aamini karin.
