Site icon Daruur درور

Hadiyadda Axmed Madoobe ay Kenya siisay

Hadiyadda ay Kenya siisay Axmed Madoobe sida ka muuqata sawirka amin arts.

wali kama harin amin arts Axmed Madoobe.

Sawirka waxaa ka muuqda funaad oo loo hadiyaynayo Axmed Madoobe. Kismaayo ayaa wali foodda u saaran doorasho adag meelo badan loollan kaga jira

Exit mobile version