Hadii quraanjo riyo lagu arko iyadoo guri joogto

Su’aasha:

Aqalkan galoo waxan ku arkaa qudhanjo yar yar oo mad madow waliba welashay gashaa maxaa lagu tilmami karaaa qudhanjida yar yar ee badan qalkayga ka so dhax buxsamaysoo!

Hadii quraanjo riyo lagu arko iyadoo guri joogto
Hadii quraanjo riyo lagu arko iyadoo guri joogto

Jawaabta:

Su’aashaada hadday dhab tahay oo aan riyo ahayn quraanjada waad iska og tahay wax keeno waxay soo raacdaa cuntada iyo sonkorta.

Haddii ay riyo tahay

Quraanjada riyada marka lagu arko iyadoo guri buuxda waa arsaaq kuu imaan doonto, waxaa la og yahay quraanjada ma joogayso meel aan lahayn cunto.
Marka riyada waxay tilmaamaysaa inaad barwaqo heli doontid guriga inuu imaan dooro khayr badan.
Waa riyo fiican oo bishaaro ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More