Hadalada lagu amaano dumarka sidey usoo jitaan hablaha

Hadalada lagu amaano dumarka sidey usoo jitaan hablaha

Dumarka qofka raba inuu jacayl dhab ka helo waxaa laga rabaa inuu u ilaaliyo qalbigeeda sida dhalada loo ilaaliyo oo kale.

Hadalada amaanta naagta waa daawada jacaylka, haweeneyda waxay ka jeceshay  wax walbo.

ninka aan naag amaanaynin waxaa laga yabaa inaysan ka helin la noolaanshihiisa.

Rag badan marka ay gabar soo guursadaan hadalkii xiliga shukaansiga ayay ka joojinayaan.

Hadalada lagu amaano dumarka sidey usoo jitaan hablaha
Hadalada lagu amaano dumarka sidey usoo jitaan hablaha

naagtii waxay dareemaysaa ninkeeda inuu ka xiisajabay ama jacaylka uu u qabay inuu dhamaaday.

Guryaha sababaha ugu waaweyn ay u burburaan waa cayda iyo aflagaadada, raga dumarkooda caaya ama aflagaadeeya waxay  sameysanayaan cadow guriga kula nool.

hablaha sida bambada ayay u qarxaan marka la caayo.

hadalka macaan naagta waxay uga helaysaa sida looga helo hurdada macaan, raaxo ayay dareemaysaa marka la amaanayo.

Waa maxay hadalada macaan ay naagaha ka helaan?

Hadal kaste macaan badan oo amaan ah naagta way jeceshay, laakin naag kaste amaan gaar ah ayay ka heshaa, waxaad fiirinaysaa naagtaada waxa ay xiisayso, haddii ay tahay naag cunta kariska jecel mar kaste cuntadeeda si fiican u amaan, haddii ay tahay naag isqurxinta ka hesho dharkeeda iyo qaabka ay u labisato u amaan, haddii ay tahay naag jir qurxoon leh  quruxdeeda ku amaan, haddii ay tahay naag dabeecad fiican leh ku amaan dabeecaddeeda fiican,.

waxaa aad u fiican dhamaan wax kaste laysku amaano inaad ku ammaanto.

waxaa la sheegay xiliga galmada kahor haddii xaaska si fiican loo amaano, nafteeda waxay dareemaysaa xasilooni iyo jacayl kulul, marka galmada xanuun kama qaadayso, laakin naagta haddii la xumeeyo galmada kahor waxaa la sheegay xanuunka galmada ayay dareemaysaa xiliga raaxada socoto, taasna waxay u noqonaysaa nafteeda oo xanuun soo gaaray cayda ama aflagaadada awgeed.

amaanta dumarka jacayl weyn ayay keentaa marka naagtaada haka bakhaylin amaan si aad u dareensiiso jacayl iyo naxariis.

tusaale ahaan waxay ugu jecel yihiin hadaladan:

Adiga naag ku gaarto waa la waayay.

Adiga oo kale gabar kuu dhiganto ma laha.

gurigaan iftiinkiisa ayaad tahay.

boqoradda dumarka ayaad tahay.

  wax kastoo aad xaaskaaga kusoo jiidan karto waad dhihi kartaa oo wanaag ah

تقف كل كلمات الشكر عاجزة وتقف كل دواوين الشعر أن أجد فيها كلاما يليق بمدح زوجتي وحبيبتي.
أنت كل أشيائي اللهم أحفظ لي زوجتي بقدر حبي لها. زوجتي وسندي و أم أطفالي فهم أغلى وأعز ما أملك في هذه الحياة ربي احفظهم لي ولا تجعل ابتلائي فيهم.
أنت حبيبتي الأولى والأخيرة، أنت زوجتي إن شاء الله، اللهم احفظ لي زوجتي وأطل بعمرها ولا تحني لها ظهرًا وأسعدها ضعف ما أسعدتني.

Qaabka Dumarka Looga Qosliyo

Hadalada Lagu Amaano Dumarka Sidey Usoo Jitaan Hablaha

Qalbiga Dumarka Sida Fudud Lagu Hanan Karo Sheeko Gaaban

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More