Habaryartey oo dhimatay iyo hooyadey oo sheekeysanaya

Su’aasha:

Waxaan riyo ku arkay xaley habar yartey oo muddo ka hor dhimatay iyo hooyadey oo hada nool oo riyadeyda dhexdeeda kuwada hadlaayo, markaasaa laleeyahay habaryartay iyadoo ruuxaan ah bey la hadleysaa oo ay joogtaa.

Marka riyadaas cml maxaa lagu macneyn karaa

Habaryartey oo dhimatay iyo hooyadey oo sheekeysanaya
Habaryartey oo dhimatay iyo hooyadey oo sheekeysanaya

Jawaabta:

Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa  riyada habaryartaada iyo shkeeda hooyadaada , inshaa Allaah wa idinka maqanaa ayaad heli doontaan, waxaa laga yabaa in hooyadaada ay hesho wax aay raadinaysay oo ka maqanaa oo ay ku farxi doonto, teeda kale waxaa lagu fasiri karaa habaryartaada inay u baahan tahay in loo duceeyo ama sdaqo laga bixiyo, si kaste inshaa Allaa waa riyo kayr ah.

Dheeraad

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More