marka ninka iyo naagta haddii farqigan u dhexeeya gabadha kama heli karto ninka wax ay rabto.
waxaa laga yaabaa inay waxyaalo kale meesha ka dhacaan.
teeda kale haddii aabbaha ku qasbay gabadha inay guursato odayga aabbaha ma fiirinin gabadhiisa waxa ku dhici doono waxaa laga yaabaa inuu fiiriyay keliya ninkaas magaca leh siduu u raalli galin lahaa ama hanti ama xoolo siduu u heli lahaa.
guurka ma aha wax cayaar ah ee waa wax adag oo u baahan meelo badan in laga eego.