Site icon Daruur درور

Geedka digir guduudda

Geedka digir guduudda

Dad badan ayaa laga yaabaa inaysan arkin geedka ay ka baxdo digirta caanka ee soomaalida ay u yaqaanaan digir guduud.
geedkaas waa geedaha saaqa oo aan lahayn sal xoog leh.

Geedka digir guduudda
Geedka digir guduudda
Geedka digir guduudda
Geedka digir guduudda

dhulka ayuu ku saaqaa sida sawirka ka muuqata, markaas ayuu dhalaa ubaxa digirta ay kasoo baxdo, digirta waxaa laga guraa marka ay engegto.

Exit mobile version