Geed dareenka kordhiyo sida shaaha loo kariyo

Geed dareenka kordhiyo sida shaaha loo kariyo

Su’aasha:

Asc dr Alle haku dhawro dr waxaan kuwaydiin lahaa geedka (QAMUUN SOMALIDA) waa geed lakariyo oo sida shaaha loo kariyo markaa geedkas waan cabaa maalintii haaf koob ayaan kacabaa kadib waxaan isku Arkaa (kacsi badan) sidoo kale (awood badan) sidoo kale biyaha taranka ama (manida) oo aad ubata markaa dr lacala hadii aad geedkan taqaano faahfahin yar oo faaidooyin kiisa ah waxyar nooga taabo aad ( AAD AYAAD MAHADSAN TAHAY DR).

Geed dareenka kordhiyo sida shaaha loo kariyo
Geed dareenka kordhiyo sida shaaha loo kariyo

Jawaabta:

Geedka aad sheegtay ma arkin magacyo kale haduu leeyahay soo sheeg iyo meelaha uu ka baxo, laakin waxaa jira geed loo yaqaano af ingiriiska Ferula hermonis carabiaga  زلّوع    waxaa kaloo la dhahaa Lebanese viagra (fiyaagaraha lubnaan) maxaayeelay lubnaan ayuu u badan yahay meelaha kale uu ka baxo waxaa ka mid ah Siiriya iyo Turkey, geedkaas waxaa loo kariyaa sida shaaha isagana wuxuu awood siyaa raga, wuxuu badiyaa kacsiga.

Ninkayga anoo la joogo ayuu riyo ku biyabaxaa maxaa sababo

I have not seen the other names of the tree you mentioned, if it has a report and where it grows, but there is a tree known in English as Ferula hermonis arabica زلّوع and it is also called Lebanese Viagra (Lebanon Viagra). Among them is Syria and Turkey, the plant is brewed as tea and it gives strength to men, increases erection.

You might also like
2 Comments
  1. Kaadida badan cuduradan ayay tilmaantaa
    Maxamed says

    Haye dr magaciisa ayaan soo ogaa nayaa waanad mahadsan tahay 100% alle haku dhawro

    1. Kaadida badan cuduradan ayay tilmaantaa
      Daruur says

      ok magaciisa keen waxaa laga yaabaa inuu yahay geed waxtar u leh dadka oo hadhow daawo laga sameyn karo

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More