Garoob ayaan ahay cuncun iyo dhacaan ayaa i wareeriyay

Garoob ayaan ahay cuncun iyo dhacaan ayaa i wareeriyay

Su’aasha:

Garoob ayan ahay, waxan isku arkay dhacaan aan dhamaanin oo cad ah wuxuuna wataa ur aad u qurmuun, sidoo kale cun cun daran habeenkii kama hurdi karo maxaa daawo u ah la dhihi karaa fadlan.

Garoob ayaan ahay cuncun iyo dhacaan ayaa i wareeriyay
Garoob ayaan ahay cuncun iyo dhacaan ayaa i wareeriyay

Jawaabta:

Cuncunka iyo dhacaan labadaba waxay tilmaamaan bagteeriya, dumarka qaar ayay ku dhacdaa bagteeriyadaas, marka waxaa haboon inaad ku dadaasho nadaafadda waxaa kaloo la adeegsan karaa cusbo biyo qandac ah lagu daray in lagu dhaqao xubinta taranka, waana daawo dabiici ah oo u roon, waxaa kaloo jirto saabuun loogu talagalay in cuncun cambarka lagu daaweeyo, waxay ka dishaa bagteeriyada keenta cuncunka iyo nabraha, hadalkaaga waxaad ku bilowday inaad garoob tahay, arintaas kaliya kuma dhacdo naagaha garoobka ah, waxay qabsataa dumarka la qabo iyo kuwa aan la guursanin dhamaan, nadaafadda waa muhim.

haddii arrintaas ay kaa hari weydo waxaa lagaa rabaa inaad baaritaan isku sameyso waxaan haboon dhakhtarad dumar ah inaad u tagto si ay kuu  baarto.

Qalbiga Dumarka Sida Fudud Lagu Hanan Karo Sheeko Gaaban

Both itching and falling indicate bacteria, some women get these bacteria, when it is advisable to take care of hygiene you can also use salt mixed with boiling water to wash the genitals, which is a natural medicine that is good for itching, there is also soap for itching to treat itching, it kills bacteria that cause itching and wounds, You started your speech by saying that you are a girl, that doesn’t just happen to females, it catches married and unmarried women all, cleanliness is important.

If this is not possible, you are required to do the same test. It is advisable to see a female doctor to get a diagnosis.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More