Galmada dabada dumarka maxaa sababo

Galmada dabada dumarka maxaa sababo

Sida la og yahay afarta mad’hab iskuma khilaafsana galmada dabada dumarka inay xaaran tahay.

waxaa su’aal ah maxaa hadda soo badiyay.

rag badan ayaa ka dalbado xaaskooda inay dabada uga tagaan.

dadka aqoonta u leh bulshada waxay sheegeen dhowr sabab ayaa soo badisay.

waxaan sheegaynaa sababka ugu weyn waa filimda gaalada oo xumaanta ah waxaa ku badan gabadha in futada laga isticmaalo.

taasna waxaa aad loogu faafiyay wadamada reer galbeedka waxaa laga dhigay wax caadi ah.

Galmada dabada dumarka maxaa sababo
Galmada dabada dumarka maxaa sababo

waxay soo gaartey bulshooyin kale waayo adduunka waa isku furmay.

xataa raga soomaaliyeed iyo dumarka soomaali ayaaba hadda ay gaartay sheekada.  waxaa la og yahay soomaalii hore waxay diidi jireen galmada foorarka.

gabadha way kasoo horjeedsan jirtay ninkeeda hadduu ka dalbado inay foorarsato. dumarka soomaaliyeed waxay arki jireen naagta dhilada inay tahay midda gadaal laga fuulo naag sharf leh gadaal ma dhiibabayso ayay dhihi jireen.

waa laysku caayi jiray falkaas.

dumarka badankooda kuma raaxaystaan galmada gadaal oo duleelka futada ah.

bal waxay leedahay dhibaatooyin aad u badan xagga caafimaadka.

dabada ayaa naagta ka weynaanyso ma ceshan karto  dhuusada iyo saxarada marka laga badiyo.

teeda kale naagta waxaa laga yaabaa inay nacdo galmada caadiga ah ee cambarka (siilka) oo ay la qabsato galmada gadaal.

waxaa la hubaa naagta haddii ay barato galmadaas inay tabayso oo ay ka dareemayso futada cuncun iyo kacsi marka ay weyso.

taasoo u keenayso inay raadiso qof sumeeyo oo ka damiya kacsiga dabada.

cuncunka waxaa u keenaya marka naagta gadaal lagaga tago dhaawac ayaa gaarayo afka dabada ayay ka jeexjeexmaysaa meelahaas markay ku dhacaan biyaha ninka bakteeriya ayaa ka dhalanayso taasoo u keenayso cuncun daran.

markaas ayay rabtaa in gadaal laga galiyo waxay nacaysaa galmada dabiiciga ah. cudur badan ayaa laga qaada galmada hore iyadaa ka xun.

marka qofka waa inuu iska ilaaliyaa galmada haweenka oo noocaas ah.

Foorarka oo aan ahayn futada waa la oggol yahay xadiis ayaa kusoo arooray, kaliya waxaa mamnuuc ah in boqa geedka la galiyo xadiiska waakanaa:

(كَانَتِ اليَهُودُ تَقُولُ: إذَا جَامعهَا مِن ورَائِهَا جَاءَ الوَلَدُ أحْوَلَ، فَنَزَلَتْ: (نِسَاؤُكُمْ حَرْثٌ لَكُمْ فَأْتُوا حَرْثَكُمْ أَنَّى شِئْتُمْ)) 

 رواه البخاري

(Yahuuda waxay dhihi jireen hadduu ninka  naagtiisa gadaal kasoo maro (asoo farjiga galinaya) ilmaha waxay imaanayaan iyagoo weershe ah, waxaa soo degtay (Naagihiin waa beerihiina saad rabtaan ugu taga))

المسألة الأولى: ذكروا في سبب النزول وجوها أحدها:
روي أن اليهود قالوا: من جامع امرأته في قبلها من دبرها كان ولدها أحول مخبلا، وزعموا أن ذلك في التوراة، فذكر ذلك لرسول الله صلى الله عليه وسلم فقال: كذبت اليهود ونزلت هذه الآية
وثانيها:
روي عن ابن عباس أن عمر جاء إلى النبي صلى الله عليه وسلم فقال: يا رسول الله هلكت، وحكى وقوع ذلك منه، فأنزل الله تعالى هذه الآية
وثالثها: كانت الأنصار تنكر أن يأتي الرجل المرأة من دبرها في قبلها، وكانوا أخذوا ذلك من اليهود، وكانت قريش تفعل ذلك فأنكرت الأنصار ذلك عليهم، فنزلت الآية.
المسألة الثانية: حرث لكم أي مزرع ومنبت للولد، وهذا على سبيل التشبيه، ففرج المرأة كالأرض، والنطفة كالبذر، والولد كالنبات الخارج، والحرث مصدر، ولهذا وحد الحرث فكان المعنى نساؤكم ذوات حرث لكم فيهن تحرثون للولد، فحذف المضاف، وأيضا قد يسمى موضع الشيء باسم الشيء على سبيل المبالغة كقوله:
فإنما هي إقبالي وإدبار ويقال: هذا أمر الله، أي مأموره، وهذا شهوة فلان، أي مشتهاه، فكذلك حرث الرجل محرثه.
المسألة الثالثة: ذهب أكثر العلماء إلى أن المراد من الآية أن الرجل مخير بين أن يأتيها من قبلها في قبلها، وبين أن يأتيها من دبرها في قبلها، فقوله: أنى شئتم محمول على ذلك، الحجة الأولى: أن الله تعالى قال في آية المحيض: قل هو أذى فاعتزلوا النساء في المحيض [البقرة:
222] جعل قيام الأذى علة لحرمة إتيان موضع الأذى، ولا معنى للأذى إلا ما يتأذى الإنسان منه وهاهنا يتأذى الإنسان بنتن روائح ذلك الدم وحصول هذه العلة في محل النزاع أظهر فإذا كانت تلك العلة قائمة هاهنا وجب حصول الحرمة.
الحجة الثانية: قوله تعالى: فأتوهن من حيث أمركم الله [البقرة: 222] وظاهر الأمر للوجوب، ولا يمكن أن يقال: إنه يفيد وجوب إتيانهن لأن ذلك غير واجب، فوجب حمله على أن المراد منه أن من أتى المرأة وجب أن يأتيها في ذلك الموضع الذي أمر الله تعالى به ثم هذا غير محمول على الدبر، لأن ذلك بالإجماع غير واجب فتعين أن يكون محمولا على القبل، وذلك هو المطلوب

Foorarinta Hablaha Ninka Bahalka Weyn Ma Dhibayaa

Xadiiska Sheegay Galmada Foorarka Saxiix Miyaa

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More