Gabdhaha da’doodu hooseeyo 20 jir maxaa naasaha ka rida

Gabdhaha da’doodu hooseeyo 20 jir maxaa naasaha ka rida

Su’aasha:

A S C, waxa jira gabdho la guursanin oo da’doodu ka hooseeyo 20 jir kuwa jidhkoogu buuran yahay iyo kuwa caato ahba marka hore iyago naaso yaryar o adag lahaa unbay mudo yar kadib naasahoogu intay jilcaan aye dhacayaan ma ladhihi karaa waxa sabab u ah naasahoogu inu ka dhaco waa maadaamay ragu istiim iyo galmo ay ku sameeyen mise sabab kale ayaa jirta

Gabdhaha da'doodu hooseeyo 20 jir maxaa naasaha ka rida
Gabdhaha da’doodu hooseeyo 20 jir maxaa naasaha ka rida

Jawaabta:

Naasaha sababo badan ayaa ka dhiga  balaq, kaliya ma aha guurka iyo galmada.

Waxaa inta badan ay u noqonaysaa taas hormoonada jirka gabadha.

Waxaa kaloo jiro sabab naaska laftiisa u noqonayso.

Naasaha wareegooda buuran yahay oo salka balaaran leh oo aan soo dheereyn ma dhacaan

Naasaha dhaadheer  oo dhuuban way dhacaan isma reebi karaan  taasna way jirtaa.

 

Riyada naasaha halkan ka daawo

 

Breasts can become saggy for many reasons, not just marriage and sex.

This is often due to the hormones in a woman’s body.

There is also a reason for the breast itself to become saggy.

Breasts that are round, have a wide base, and are not elongated do not sag

Breasts that are long and thin will sag
and they can’t stop,

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More